Isimada Puntland oo soo saaray goaamo ku Saabsan Doorashada

  Waxaa shirkii isimada uga socday baryahaan magaalada Garoowe  ka soo baxay go,aamo aay u dhan yihiin qalinkana aay ku duugeen isimadii soo jireenka ahaa ee Puntland ,go,aamadaas ooku saabsan sidii doorasho xalaal ah oo hufan aay uga dhici lahayd dawlad goboleedka Puntland iyo sidii loosoo afjarilahaa khilaaf kasta oo dhaca inta doorashada lagu jiro.waxaayna … Continue reading Isimada Puntland oo soo saaray goaamo ku Saabsan Doorashada